Dhageyso:Madaxweyaha Somalia oo Baaq u diray Soomaalida Kenya ku nool

0

Nairobi(AGGM): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Kenya in ay la shaqeyaan Madaxda iyo Dowladda Dalka Kenya si  ay Dhibaatadad oga yaaraato.

Waxaana Arintaasi Shacbka Soomaaliyeed ay soo dhaweyeye Hadalka Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sh Maxamud.

Waxaana Arintaan ay Imaaneysaa Xili uu jiro Dhibaato lagu hayo Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Kenya.

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com