Dhageyso:C/wali Gaas oo Gaaray Gaalkacyo

0

Gaalkacyo(AGGM): Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Max’ed Cali Gaas ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweyey Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Madaxweynaha oo Safar Dhulkaa oga soo baxay Magaalada Garoowe ayaa waxaa Gaalkacyo ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland ee Gobolka Mudug iyo Shacbka Puntland.

C/wali Max’ed Cali Gaas ayaa maanta Magaalada Soo dhaweynta ka dib la kulmay Dhacdo Maamulka Puntland uusan ku farxin oo aheyd Dil loogeysta Labo Sargaal oo u kala Dhashay Dalalka Ingariiska iyo Mareykanka islamarkaana u shaqeynayey Hay’ada  UNODC.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com