Dhageyso:Baarlamaanka oo ka hadlay Dib u dhaca ku yimid Wasiiro ay u Yeereen

0

Muqdisho(AGGM): Baarlamaanka Federaalka Soomaaiya ayaa maanta ka hadlay Dib u dhaca ku yimid Wasiiro iyo Mas’uuliyiin kale oo Baarlamaanka Soomaaliya ay u yeereen Dhor jeer kuwaas oo ka baaqaday Baarlamaanka.

kulankii Baarlamaanka ee Maanta ayaa waxaa ku Balansana in uu hor tago Hogaanka Waxaada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Gen.C/laahi Gaafoow Maxmuud.

Waxaana Baarlamaanka Soomaaliya ay sharaxaad ka bixiyeen Baaqashada ku Timid Wasiirada ay u waceen Baarlamaanka Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com