Deg deg Al-shabaab oo Boqolaal Ruux ku Xiray Degmada Baraawe

0

Baraawe(AGGM):Wararka ka imaanaya degmada baraawe ee gobolka sh hoose ayaa sheegaya in degmadaasi maanta ay baari taano ka sameeyeen ciidamo katirasan shabab ku was oo la sheegay inay raadinayeen rag ay ku tuhmeen wada shaqayn ay la leeyihiin laamaha amaanka dowlada

waxa la soo sheegaya in ciidamada  shabab ee baaritaanka ka sameeyey baraawe aya gacanta ku dhigayn tabaneeyo ruux waxana wararku intaasi ku darayaan inay kaxeesteen

baritaanadaan ayaa lagu sababaeyey kadib markii sarakiisha shabab ay ka baqayn in degmada ay ku sugan yihiin dad wadashaqayn laleh  ha adaha amaanka u xilsaaran dowlada

shabab ayaa baraawe dhowr jeer ku tuugtay dad ay ku sheegay inay jaa suus ahaayeen iyado taasi ay sii dheer tahay in todobaadkii tagay barawe lagu daadiyey wsaraaqado digniin ah.

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com