Dhageyso:Odayaal Eedeeyey Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya.

0

 

Muqdisho(AGGM):Odayaal iyo Waxgaradka Soomaaliyeed ayaa Dhaliilay Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya,taas oo ku aadan Qaabka  loola Dhaqmo Odayaasha Soomaaliyeed.

 

Dr. Axmed Diiriye Jimcaale oo ku Magacdheer Ciyoon oo Maanta wareysi Siinayey Idaacada Gal-jubba ayaa sheegay in Doorkii Siyaasada Dalka ay ku la haayeen Odayaasha aysan Xiligaan jirin,taasna ay keentay ka dib markii Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya ay Hilmaantay.

 

Odayaasha ayaa Waxaa uu ku sheegay in ay yihiin Laf dhabarka Soomaaliyeed,Dal walbana uu Odayaasha Dhaqanka ku Faano.

 

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga Dr Ciyoon

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/04/Wareysi-Dor-Ciyoon.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com