Dhageyso:Taliska Puntland oo ka hadlay Maxaabis ka Fikatay Jeelka Magaalada Boosaso

0

Baasaaso(AGGM) :Xabsi ku yaala Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa Shalay waxaa ka Baxsaday Maxaabiis ku Xirnaa Jeelka dhaxe ee Magaalad.

Maxaabiistaa ayaa waxaa ay ku Eedeysnayeen Burcadbadeednimo,ayagoona in mudo ah ku Xirnaa Xabsiga Magaalada Boosaaso.

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bare ayaa sheegay in Labo ka mid ah Maxaabiistaa ay Fikadeen islamrkaan ay ku Raadjoogaan ,oo Ciidamada Aamaanka ay Baadi goobu ugu jiraan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka 

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com