Dhageyso:Gudoomiyaha Kaaraan oo Diiday Xilka Qaadis lagu Sameeyey

0

Muqdisho(AGGM): Weergto ka soo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Max’ed Xuseen Muungaab ayaa waxaa Xilkii looga Qaaday in Gudoomiyihii Degmada Kaaraan Cali Calasow Xasan.

Gudoomiye Muungaab ayaa Gudoomiyaha Degmada Kaaraan Cali Calasow Xasan ugeeyey Warqada Wareegtada ah ee Xilka looga Xayuubiyey,waxaan Guduumiyaha Degmada Kaaraan Cali Calasow Xasan uu Arintaasi Gaashaanka u Daruuray,asagoona Jeex jeexay Warqadii Xilka looga Qaaday.

Waxaana Arintaan si Weyn oga Carooday Gudoomiye Muungaab oo Mudooyinkaan danbaba waday Qorsheyaal Xilallaka looga Qaadayo Gudoomiyaasha Degmooyinka Muqdisho.

Halaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com