Dhageyso:Faah-faahin Dagaalka ka dhacay Deegaanka Ceelcade

0

Muqdisho(AGGM): Faah faahin ayaa ka soo baxeysa Dagaal maanta ka dhacay Deegaanka Ceelcade ee Duleedka Magaalada Muqdisho.

Dagaalka maanta ayaa waxaa ku Geeriyooday ugu yaraan 12 Ruux oo uu ku jiro Sargaal lagu Magacaabo Ceelbuur oo ka mid ahaa Saraakiisha Ciidamada Milatariga ee Deegaanka Ceelcade.

Oday ka mid ah Dadka Deegaanka Ceelcade ayaa sheegay in Dadka Dhintay 9 kamid ah ay yihiin Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo 3 Kale oo Shacab ah.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka 

http://www.warfidin.com/wp-content/uploads/2014/04/dagaal-Ceel-Cade.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com