Dhageyso:Axmed Madoobe oo Saraakiil Ciidan ku Xiray Garoonka Kismaayo

0

Kismaayo(AGGM): Saraakiil Ciidan oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu Xiray Magaalada Kismaayo.

Saraakiisha ayaa la sheegay in uu u Wacay Horjooge Axmed madoobe oo uu sheegay  in uu Wada hadalo uu la galaayo ka dib na uu Xiray.

Fu’aad Cismaan Caraale oo ka mid Saraakiisha Ciidamada ee kuwa Raas Kambooni kula dagaalamay Mafaalada Kismaayo ayaa sheegay in Axmed Madoobe uu u Wacay Ciidamada ka dibna uu Xiray,

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com