Dhageyso:Tarsan oo Eedeeyey Ganacsatada Soomaaliyeed

0

Muqdisho(AGGM): Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” oo ka hadlayey Munaasabad lagu Qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Ganacsatada Soomaaliyeed  Dowladda iyo Shacabka intaba.

Waxaa uu sheegay Tarsan in Loo baahan yahay in Dadka Tujaartaa ee Waxhaysa in ay Gar-gaar iyo Wada Shaqeyn la la sameeyeen Dowladda iyo Dadkeeda si looga Baxo Xilga Xun.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com