Dhageyso:Maxaa ka Xasuusataa Maanta oo kale Sanadkii 2012?{Warbixin}

0

Muqdisho(AGGM): Maanta oo ay Taariikhdu tahay 04-04-2014  Sanadkii 2012 Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Qarax Dadka Soomaaliyeed ay Xasuustaan.

Qaraxaa Waxaa uu ahaa kii ka dhacay Guriga Tiyaatarka Qaranka ,halkaa oo Xiligaa ay ka socotay Munaasabad lagu Xusayey TV,ga Qaranka Sopomaaliya ,waxaana halkaa ku Dhinat Dad Magac kuleh Soomaaliya,Ayadoona Maalintaa Xarunta Tiyaatarka Qaranka uu Jooga Raisul Wasaarihii Dowladda KMG aheyd C/wali Max’ed Cali Gaas,oo hada ah Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Warbixinta