Dhageyso:Gudoomiye Qarjab oo soo dhaweeyey Xilka Qaadistii lagu Sameeyey

0

Garoowe(AGGM): Gudoomiyihii hore ee Maamulka Puntland Cabdi Xirse Cali Qarjab ayaa soo dhaweeyey Xilka Qaadis uu ku sameeyey Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Gudoomiye Qarjab ayaa sheegay in Maamulka Puntland intuu uu jiray uu wax badan u qabtay,asagoona Xusay in uu soo dhaweynayo Xilka Qaadista lagu sameeyey.

Shalay ayey Aheyd markii Wareegto ka soo baxaday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Puntland Xilkii looga Qaaday Gudoomiyihii hore ee Gobolka Nugaal.

Halkaan Hoose ka dhageyso 

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com