Dhageyso:Diyaarado Joog Hoose ku Duulaya oo Warqado ku Daadiyey Baraawe

0

Marka(AGGM): Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose C/qaadir Nuur Siidii ayaa sheegay in Diyaarado Jawi Hoose ku Duulaya ay Warqado
ku Daadiyeen Degmada Baraawe ee Gobolkaasi.

Waxaa la sheegay in Warqadahaasi ay ku Qornayeen in Dadka Shacabkaa ee Baraawe ku nool ay soo sheegaan Saraakiisha Al-shabaab.

Gudoomiye C/qaadior Siidii ayaa Warbaahinta Magaalada Muqdisho u Xaqiijiyey in Diyaaradahaasi ay jiraan islamarkaana  Dadka ay ka Codsanayeen in ay Soo sheegaan Al-shabaab.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com