Dhageyso:Ciidamada Dowladda Somalia oo Howlgallo ka Fuliyey Degmada Xudur

0

Xudur(AGGM): Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta Baaritaano Dad lagu Qab qabtay ka Fuliyey Degmada Xudur ee Gobolka Bakool.

Waxaa lagu soo waramayaa in Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay Fuliyeen Howlgal Balaaran oo lagu Baacsanayo Kooxaha Falalka Amaandaro Degmada ka wada.

Waxaa Ciidamada ay maanta Gacanta ku dhigeen ugu yaraan Toban Qof oo ay Al-shabaab La Xariiriyeen.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com