Daawo: Xassaan-ki Al Shabaab iyo Xaaskiisa Oo Maxkamad La Soo Taagay.

0

Nairobi (AGGM):Xassaan-kii Al Shabaab iyo Xaaskiisa oo lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin falaagada aragagixisada ah ee Al-Shabaab ee xiriirka dhow la leh argagixisada Al-Qaacidda oo maxkmad lagu soo taagay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Xasaan Xuseen  Aaden ayaa waxa uu ku soo caan baxay kamid ahaanshaha dadka sida aadka ah ugu ololeeya amaba u fatwooda xalaal ahaanshaha daadinta dhiiga dadka Soomaaliyeed iyo dadyowga caalamka ee ay geesanayeen falaagada araggaixisada Al Shabaab.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com