Dhageyso:Maadxweynaha Maamulka Puntland oo Xariga ka jaraya Xabsi lagu Xiro Burcad badeeda

0

Garowe(AGGM): Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Max’ed Cali Gaas ayaa Saaka lagu wadaa in uu Furo Xabsi weyn oo loogu talo galay in lagu Xiro Kooxad Burcadbadeeda Soomaalida.

Waxaa Madaxweynaha Maamulka Puntland ku wahelinaya Xubnaha Labada Gole ee Dowladda Maamulka Puntland.

Waxaa Xabsigan uu yahaay Xabsiga ugu weyn ee ku yaala Soomaaliya islamarkaana loogu Talo Galay in lagu Xiro Kooxda Burcadbadeeda Soomaalida.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com