Dhageyso:Dagaal ka dhacay Duleedka Magaalada Baledweyne

0

Baledweyne(AGGM): Dagaal xoogan oo u dhaxeya Ciidamada AMISOM iyo  Al-shabaab ayaa Xalay ka dhacay Duleedka Magaalada Baledweyne.

Dagaalka ayaa ka dhacay Deegaanka Ceeljaale ee Duleedka Magaalada Baledweyne ka dib markii aysoo qaadeen Al-shabaab Dagaalka.

Faah-faahinta halkaan Hoose ka dhhageyo

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com