Dhageyso:Ciidamo Boolis iyo Nabadsugid ah oo la Qorsheeyey in la Geeyo Goobaha Al-shabaab laga Qabsaday

0

Muqdisho(AGGM): Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ay Ciidamo Nabadsugid iyo Boolis ah la geenayo Goobaha Al-shabaab laga Xoreeyey.

Waxaa Taliyaha Ciiidamada Booliska Soomaaliya C/xakiin Daahir Saacid uu  sheegay in Ciidamadaasi ay dhawaan si deg deg ah ay u Howla Bilaabi Doonana.

Ciidamada ayaa la sheegay in la Geendoono Degmooyinka Dhawaan Al-shabaab laga saaray si Amaankooda lo Xaqiijiyo.

Halkaan Hoose ka dhageysoc Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com