Dhageyso:Al-shabaab oo Askar ka tirsan Ciidamada DF ku Dilay Degmada Mahaddaay

0

Jowhar(AGGM): Maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab ayaa Xalay Labo Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Soomaaliya ku dilay Deegaanka Mahaddaay ee Gobolka Shabellaha Dhexe.

Mid kamid ah Odayaasha ku nool Mahaddaay oo Magaciisa Qariyey ayaa sheegay in Al-shabaab ay Gaado ku dileen Askartaasi,waxaana uu intaa ku daray in Dagaal uu goobta ka dhacay.

Sidoo kale odaygaas ka mid ah Dadka Deegaanka ayaa sheegay i Al-shabaab ay  Dadka halkaa ku nool Dhibaato Xun ku hayaan oo Aan la soo kobi karin.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com