Dhageyso: Dr. Axmed Faarax Ducaale “Maxamed Ugaas Xaashi Waxuu U Ololeenayaa Axmed Madoobe, Kismaayona Xasuuq Ayaa Ka Socda”.

0

Muqdisho (AGGM): Dr. Axmed Faarax Ducaale oo wareeysi siiyay warbaahinta gudaha dalka ayaa waxa uu sheegay in xaalada dalka soomaaliya ay mareeyso mee adag loona baahan yahay in la helo soomaali dhab ah oo dalka iyo dadka bad baadisa.

Dr. Axmed Faarax mar wax laga weeydiiyay shir dhawaan ka dhacay magaalada ayaa waxa uu sheegay in kuwii dadka Jubbooyinka ka galay dambiga inay ahaayeen waxa shirayay ismarkaana uu isagu shaqsiyan ka qeeybgalin balse inuu ahaa shir lagu taageerayay kooxda qoowlaysatada ah ee shacabka ku xasuuqaya magaalada Kismaayo.

Dhinaca Dr. Ducaale ayaa waxa kale oo uu sheegay in Maxamed Ugaas Xaashi inuu ahaa mid loogu ololeenayay Axmed Madoobe waxii kasoo baxayna ay ahaayeen wax lagu xalaaleenayay xasuuqa ka socda magaalada Kismaayo.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com