Dhageyso:Xaalada Barakacayaasha Baledweyne oo laga Deyrinayo

0

Baledweyne(AGGM):Xili Ciidamada Dowladda Soomaaliya  iyo kuwa AMISOM  ay Gobolada Dalka ay ka wadaan Dagaalka looga soo hor jeedo Al-shabaab ayaa Dadka Shacabkaa waxaa ay kala kulmeen Xaalad adag.

Boqolaal Qoys oo Barakacayaal aha ayaa Gaaray Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan,kuwaas oo ka cararay Degmoyinkii dhawaan laga Qabsaday Al-shabaab.

Gudoomiyaha Magaalada Baledweyne Cabdi Bishaar Rooha ayaa sheegay in Xaalad Adag ay jirto islamarkaana loo baahan yahay in Gar Gaar Deg-deg ah loo Fuliyo Dadkaas Barakacayaashaa ee Baledweyne soo gaaray.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud media

Allgalgaduud@gmail.com