Dhageyso:Wasiirka Arimaha Gudaha oo Hadal aan laga Fileyn sheegay

0

Muqdisho(AGGM):Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka  Xukumadda Soomaaliya C/laahi Goodax Barre ayaa ka hadlay Xaalada Dadka ka Barakacay Deegaanada Al-shabaab laga Xoreeyey.

Wasiir Godax ayaa sheegay in aysan jirin Wax qorshe ah oo Dadkaasi loogu talogalay in Dib u dajin loo sameeyo.

Waxaa uu intaa ku daray Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya  Mudane C/laahi Goodax Barre in Dowladda Soomaaliya ay Xiligaan ku Mashquulsan tahay Dagaalka ka dhanka ah Maleeshiyada Al-shabaab.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Iska ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com