Dhageyso:Taliska Ciidanka Booliska Oo Soo Bandhigay Rag ay Ku Eedeyeen In shacabka ay Dhibaato ku Hayeen

0

Muqdisho(AGGM):Hoggaanka Danbi Baarista Ee CID ayay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Ku Soo Bandhigeen Afar Ruux oo Mid
Kamid ah Yahay Ciidanka Booliska Kuwaas oo ay Sheegeen In Xiligii La Soo Qabanayay ku guda jireen Qaadista Lacago Sharci Daro Ah

Afhayeenka Hay’addaha Amaanka Gen Max’ed Yuusuf Madaale ayaa Sheegay In Ragaan ay Ka Soo Qabteen Wadada U Dheexeyso Muqdisho Iyo Afgooyo oo uu Xusay In Xiligaas ay Jid gooye U tiilay

Halkaan Ka Dhageeyso Codka Madaalae

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com