Dhageyso:Madaxweyne Xasan Sh oo wali ku Mashquulsan Baydhabo

0

Baydhabo(AGGM): Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya iyo Wafdiga uu hogaaminayo ayaa waxaa ay wali ku sugan yihiin Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

Waxaana Xalay ilaa Saaka ay kulamo la qaadanayeen Dhinacyada isku haya Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

Gudoomiye Kuxigeenka Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in kulamadu ay marayaan Meel xasaasi ah islamarkaana Labada Dhinaca Wakiilo ka socda uu Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ay la kulmeen.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com