Dhageyso:Faah-faahin Qaraxyadii Magaalada Nairobia

0

Nairobi(AGGM): Magalada Nairobia ayaa waxaa xalay ka dhacay Qaraxyo ay ku dhinteen ugu yaraan 6 Qof oo Soomaali iyo Kenyaati iskugu jira.

Waxaa  sidoo kale jira Dhaawacyo gaaraya ugu yaraan 25 Shan Ruuc oo ku waxyeeloobay Qaraxyada ka dhacay Magaalada Nairobi ee Dalka kenya.

Xildhibaan Yuusuf Xasan  oo laga soo doorto  Xaafada Kaamakuuja ee Magaalada Nairobia ayaa sheegay in uu Canbaarenayo Falkaas  oo uu ku sheegay Argigixiso.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com