Dhageyso:Dagaal Ka Dhacay Heliwaa iyo AMISOM Oo Dishay Arday Gaadiidka Dadweynaha Saarneed.

0

Muqdisho(AGGM): Dagaal u dhaxeya Ciidamada AMISOM iyo Al-shabaab ayaa Caawa ka dhacay Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir.

Waxaana Dagaalka uu ka dhacay Isgooyska SOS ee Degmada Heliwaa,waxaana Dagaalkaasi uu Geeystay Khasaaro Dhimasho.

Rasaas ay Fureen Ciidamada AMISOM ayaa Waxaa ku Geeriyooday ugu yaraan Sadex Ruux oo Ahaa Arday Saarnaa Gaari Rakaab ah.

Halkaan Hoose ka dhageyso

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/04/Wareysi-Hiliwaa-calimahad.mp3

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com