Dhageyso:Booliska Soomaaliya oo Ka Baadi goobaya Magaalada Muqdisho Gaari Wax Yaabaha Qarax Wada.

0

Muqdusho(AGGM): Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Dadka oga Digay Gaari Wada Waxyaabaha Qarxa,oo Muqdisho ku sugan.

Afhayeenka Laamaha Amaanka Soomaaliya Generaal Max’ed Cumar Yuusuf “Madaale”ayaa Warbaahinta u sheegay in Gaarigaasi oo ah Saarif lagu Qarinayo Magaalada Muqdisho islamarkaana la Doonayo in Qarax lagu Fuliyo.

Gaariga ayaa waxaa uu sheegay in uu yahay Saarif Madoow,Calaamadaha lagu Garankaro Ama Sumadiisa ay yahay 8382,waxaana Laamaha Amaanka uu ku Amray in ay Tilaabo ka Qaadaan Halkii lagu Arko.

Afhayeenka ayaa sidoo kale Shacabka Muqdisho ka codsaday in Laamaha Amaanka lala shaqeeyo oo la soo sheego Cidii Aragta.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com