Deg Deg:- Madaxeyanaha Soomaaliya oo ka soo laabtay Baydhabo

0

Baydhabo(AGGM): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in Xasan Sh Maxamuud Madaxeynaha Soomaaliya uu dib oga soo laabtay Magaalada Baydhabo.

Waxaa la sheegay in Madaxweynaha uu Safar Deg deg ah soo galay islamarkaana uu Magaalada Muqdisho uu dib ugu soo noqday Muqdisho.

Baydhabo waxaa ku sugan Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Max’ed Sh Cismaan Jawaari oo wali jooga Magaalada Baydhabo.

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com