Dhageyso:Maxkamada Ciidamada Oo Xukun Riday maanta

0

Muqdisho(AGGM): Maxakamada Cidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta Fulisay Xukun ay ku Riday,Sargaal ka tirsan Al-shabaab islamarkana hore u dilay Sargaal ka tirsanaa Ciidamada XGS.

Gudoomiyaha  Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Liibaan Cali Yarow ayaa sheegay in  Shaqsigaan ka tirsanaa Al-shabab uu hore u dilay Sargaal Dowladda Soomaaliya ka mid ahaa.

Halkaan  hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com