Dhageyso:Maraakiibta Somaliya ee Dalka Yamen taala oo Qarka u Saaran in ay Quusaan

0

Sanca(AGGM):Qunsulka Safaarada Soomaaliya ee Dalka Yaman Xuseen Xaaji ayaa sheegay in Markabkii lagu Magacaabijiray Cusmaan Geedi Raage ee Yaala Dalka Yemen uu Qarka u saaran yahay in Uu Bada ku quuso.
Waxaa uu Codsaday in Wax laga qabto oo Dowladda Soomaaliya ay wax ka qabato Arintaas.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com