Dhageyso:Maamulka Gobolka Banadir Oo Amar Ka Soo saaray Shirarka Maamul Goboleedyada.

0

Muqdisho(AGGM):Xassan Max”ed Xasuuen (Muungaab) oo Ka Hadlayay Munaasabad Soo Dhaween ah oo loo Sameeyaya Gudoomiyaha Ayaa Sheegay In Shirar ay Wataan Maamul Goboleedyada aysan Ka War qabin Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Federaalka aan Lagu Qaban Karin Muqdisho.

Gudoomiye Muungaab ayaa Xusay Cadii Lagu Arko In ay qabaneyso Shir aan Laga War qabin ay Mutaysaneyso Sida Uu Sheegay Gudoomiyaha ciqaab Adag

Maanta ayay Aheed Markii Ciidamo Katirsan Dowladda Soomaliya ay Kala Eryeen Xubna Sheegtay in ay yihiin Masuuliyiinta Maamulka Banaadir State oo ku Shir sanaa Gudaha Magaalada Muqdisho.

<strong>Halkaan Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir</strong>

ISha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com