Dhageyso:Gudoomiye Jawaari oo la kulmay Madoobe Nuunow

0

Baydhabo(AGGM):Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay,ayaa sheegaya in Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya Max’ed Sh Cisman Jawaari ayaa kulan la qaatay Madaxda Maamulka Koofur Galbeed ee Lixda Gobol.

Waxaa ay ka wada hadleen Arimo badan oo ka mid ah Xaalada Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.
Wararka ayaa sidoo kale sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu kulan la qaatay Odayaal iyo Waxgarad ka soo jeeda Magaalada Baydhabo,gaar ahaan Odayaasha Labada Dhinac.

Halkaan Hoose ka dhageyso

isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com