Dhageyso:Madaxweyne Xasan Sh oo Baydhabo Gaaray iyo Banaanbax looga soo horjeedo oo socda

0

Baydhabo(AGGM):Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud iyo Wafdi Balaaran oo la socda ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay.

Waxaana Madaxweynaha u tagay Xaruunta Taliska Milatariga Soomaaliya oo halkaa uu kula shiray Saraakiisha Ciidamada ee Gobolka Baay.

sidoo kale Magaalada ayaa waxaa ka socda Banaanbax looga soo hor jeedo Madaxweynaha Soomaaliya ,ka gadaal markii Shacabka Reer Baydhabo ay Dalbadeen in uu Madaxweynaha la kulmo Madaxweynahana uu sheegay in uusan la Kulmeyn oo uu kalaabanayo Meesha.

<strong>Halkaab Hoose ka dhageyso Codka</strong>

Isha Ku Hay Allgalgaduudmedia

allgalgaduud@gmail.com