Dhageyso:Maamulka Xudur oo Al-shabaab u Hanjabay

0

Xudur(AGGM):Gudoomiyaha Degmada Xudur ee Dowladda Soomaaliya Max’ed Macalin oo la hadlayey Warbaahinta ayaa sheegay in ay Tilaabo ka qaadayaan Al-shabaab uu sheegay in ay Godoomiyeen Degmada Xudur.

Max’ed Macalin ayaa intaa ku daray in Al-shabaab ay Cunaqabateen ku hayaan Dadka Shacabkaa ee ku nool Degmada Xudur islamarkaana aysan u Dulqaadan Doonin Tilaabadaas sida uu sheegay.

Waxaa uu intaa ku daray un ay jiraan Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo Doonaya in ay Al-shabaab Wax ka qabtaan.
Halkaan Hoose ka dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com