Dhageyso:Ciidamada Maamulka Puntland oo Gudaha u galay Buuraha Gal-gala

0

Gal -gala(AGGM):Ciidamada Maamulka Puntland ayaa Saaka Baaritaano ka Wada Buuraleyda Gal-gala ee Gobolka Bari,halkaas oo ay ku Xoogbadan yihiin Shabaabka ka dagaalama Deegaanada Maamulka Puntland.

Ciidamada Maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in ay Guha u galeen Buuraha Gal-gala,waxaana jirta Dad ay ku soo qab qabteen Howlgalkaasi.

Wali lama sheegin in Howlgalkii uu socdo in la soo Afjaray,inkastoo Ciidamada Soomaaliland ay gudaha u galeen Goobo ay Al-shabaab ku sugnayeen.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha Ku  Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com