Dhageyso: Cabdi Sheekh Isxaaq Oo Xildhibaan Cabdirashiid Xidig U Jawaabay Iyo Isagoo Sheegay In “Xildhibaanada Beesha Sade Ay Yihiin Niman Beesha Sade Baxsad Uga Maqan”.

0

Muqdisho (AGGM): Siyaasi  Cabdi Sheekh Isxaaq Oo Xildhibaan Cabdirashiid Xidig U Jawaabay Iyo Isagoo Sheegay In “Xildhibaanada Beesha Sade Ay Yihiin Niman Beesha Sade Baxsad Uga Maqan Ee Aysan Ahayn Xildhibaano”.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Wareysi Xiiso Badan.

Isha Ku Hay Allgagaduud Media
allgalgaduud@gmail.com