Hogaamiyaha xisbiga UDF Musalia Mudavadi ayaa difaacay Hadal U Madaxeyanaha Dalka Kenya Ka Jeediyay Aqalka Barlamaanka ee Dalkaasi.

0

Nairbi:Mudavadi oo ah hogaamiyaha UDf ayaa sheegay in wararka sheegaya in qudbadii madaxwaynaha ay ahayd mid aan wanaagsanayn isla markaasina uu madaxwayanuhu Baarlamaanka uga hadlay laba arimood oo muhiim ahaa.

Mudavadi ayaa ku booriyay dadka wararka aan jirin ka been abuuraya qudbadii madaxwaynaha inay miiska soo saran waxii aan habonayn ama aan micnaha lahayn eek u jiray intii ay socotay qudbada.

Rasulwasaare ku xigeenkii hore ee dalkaani Kenya ayaa sheegay in wax waliba oo ku jirta tilaabooyinka madaxwaynaha ay yihiin kuwo dastuuri ah lagana doonaayo in horay loo si qaado hadafka wadanku uu hiigsanaayo mustaqbalka dhow.

Mr Musalia mudavadi ayaa baaq u diray hogaamiyaasha siyaasada iyo saraakiisha kale eek u jira dowlada inay la shaqeeuaan madaxwaynaha oo ay san ka gudbin xadkii uu lahaa isla markaasina isaga laga sugaayi waxqabad wanaagsan oo dadka reer Kenya ay ku dirsadaan.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com