Dhageyso: Sheekh Maxamed Awlibaax Oo Ka Warbixiyay Howlgalada Ka Socda Gobolka Gedo Islamarkaana Jawaab Culus Siiyay Xilmadhibaan Cabdirashid Xidig.

0

Muqdisho (AGGM): Hogaamiyaha Ahlusunna ee Gobalada Koonfureed Sheekh Maxamed Aw-libaax ayaa waxa uu ka warbixiyay howlgalad ka socda gobolka Gedo islamarkaana sheegay in deegaanada laga xoreeyo loo sameeyay maamul.

Sheekh Awlibaax ayaa sheegay in Maamul ay u magacaabeen degmada Buurdhuubo ee Gobalka Gedo ,isagoo sheegay in maamulkaas uu hoos imaan doono Dowladda Dhexe ee somaaliya.

Dhinaca kale Sheekh Awlibaax ayaa waxa uu jawaab kulul ka bixiyay hadalada kasoo yeeraya Xilmadhibaan Cabdirashiid Xidig, Waxaana uu sheegay inuu ka tirsan yahay maleeshiyo beeleedka Raaskambooni, islamarkaana uu kamid yahay kuwa xasuuqaya shacabka magaalada Kismaayo.

awlibaax

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com