Dhageyso:Maamulkii Degmada Afgooye oo Xilkii laga Qaaday

0

Afgooye(AGGM): Maamulkii Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Xilalkii laga Xayuubiyey,waxaana la magacaabay Maamul Xusub.

Wareegto ka soo baxdaya Wasaarada Arimaha Gudaha Xukumadda Soomaaliya ayaa lagu kala diray Maamulkii Degmada Afgooye,waxaana sidoo kale Maamul Cusub Degmada Loomagacaabay.

Waxaana Arintaan ay ka danbeysay ka dib markii uu sii Xoogeeystay Khilaafka siyaasadeed oo u dhaxeeya Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Warkaasi

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/03/Afgooye.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com