Deg Deg:- Qarax Magaalada Kismaayo ka dhacay

0

Kismaayo(AGGM): Qaraxa Xoogan ayaa Goor dhaw laga Maqlay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Qaraxa ayaa waxaa loo dhigay Ciidamada Dowladda  Sierra Leone ee Howlagalka AMISOM ka mid ah ah.waxaana la sheegay in Qaraxa uu geeystay Khasaaro Dhimasho iyo Dhawc ah.

Xaalada Magaalada Kismaayo ayaa kacsan,waxaan Magaalada Ciidamada  Sierra Leone ay ka wadaan Baaritaano Xoogan.

Isha ku hay Allgalgaduud Media  

Allgalgaduud@gmail.com