Dhageyso: Falaagada Al Shabaab Oo Mid mid Utoogatay Odayaal Dhaqan.

0

Buur Hakaba (AGGM): Magaalada Buu hakabo ee gobolka Baay aya waxaa galabta lagu dilay 10 qof oo gaari watay waxaana dadka la dilay ku jiray 8 oday dhaqameed oo ka mid ahaa wax garadkii wax ka dhisay maamulka uu hogaamiyo Madowe Nuunow Maxamed oo ah madaxweynaha Maamulka Koonfur Galebeed ee 6-da gobol

Dadkan la dilay aya cida ka dambeysay dilkooda waxaa ka soo baxaya warar kala duwan malaaq Shiine oo ka mid ah dhaqanka gobolka bay ayaa waxa uu sheegay in dilkaan ay ka dambeeyeen falaagada Al Shabaab waxaana uu xusay in sidaas ay warbixinta ku soo gaartay dadka la dilayna ay wadada Al-shabaab u galeen.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com