Dhageyso:Galmudug oo ka hor timid Tilaabada Dowladda ee Gobolada Dhexe

0

Gaalkacyo(AGGM): Fadhi Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug ay ku yeesheen Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay oga hadleen Tilaabo la doonayo in Diwladda Soomaaliya ay ku Burburiso Maamulka Ahlusunna Waljameeca ee Gobolada Dhaxe.

Kulanka Wasiirada Galmudug oo uu shir Gudoominayey Madaxweynaha Maamulkaasi Cabdi Xasan Wacaale ayaa waxaa lagu Canbaareyey Tilaabada Dowladda ay ku doonaeyso in ay Tirtirto Maamulka ahlusunna oo ka mid ahaa Aas Aasayaashii Dowaldda hada dalka Ka jirta.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka Amuurahaasi

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com