Dhageyso:Darawalada Mootooyinka Bajaajka oo Ka Cabanaya Ciidamada Dowladda

0

Muqdisho(AGGM): Qaar ka mid ah Wadayaasha  Mootoyinka Bajaajka looyaqaano oo shalay Ciidamada Dowladda ay ka Aruuriyeen Magaalada ayaa Ka cabanaya Dhibaatada loo geysto.

Waxaa ay sheegeen in Darawalada  Ciidamada  Dowladda soomaalia ay si Xun ula dhaqmeen islamarkaana ay Tacadi ay kala kulmaan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codadka Darawalada Bajaajka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com