Qarax Ismiidaamin ah & Weerar Xigay oo ka dhacay Degmada Buulabarde

0

Buulabarde(AGGM):Sideedii Fiidnimo ee Xalaya ayaa Waxaa Qaraxa Ismiidaamin ah iyo Weerar toos ah oo Daba Socday waxaa uu ka dhacay Hottel ku yaala Degmada Buulabarde ee Gobolka Hiiraaan.

Waxaa Qaraxa inta la og yahay ku geeriyooday ugu yaraan 11 Ruux oo iskugu jira Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ee Weerarka iyo Qarax soo qaatay.

Qaraxa iyo Weerarka ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay Ciidamo ka tirsan AMISOM iyo Dowladda Soomaaliya sida ay noo sheegeen Goobjoogeyaal.

 

 

Isha ku hay Algalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com