Dhageyso:Golaha Amaanka Qaranka Somalia oo kulan ku yeesha Muqdisho

0

Muqdisho (AGGM): Golaha Amaanka Qaranka  Soomaaliya ayaa maanta Shirku yeeshay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.

Shirka ayaa waxaa Shir Gudoominayey  Gudoomiyaha Golaha oo ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud.

Kulanka kadib ayaa waxaa Warbaahinta la hadlay oo ka warbixiyey waxyaabihii laga wada hadlay Wasirka Gaashaandhiga Xukumadda Soomaaliya Max’ed Sh Xasan Xaamud.

Wasiir Xaamud ayaa sheegay in kulanka Ganacsatada lagu baaqay in ay  in ay ka qeyb qaataan Gar-gaarka loo sameenayo Dadka ku nool Goobaha Al-shabaab laga Xoreeyey.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Wasiirka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com