Dhageyso+Daawo Sawirada: Madaxweynaha Khaatumo State Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Booqasho Gaaban Kadib Maanta Ka Dhoofay Magaalada Caabudwaaq.

0

Caabudwaaq (AGGM): Madaxweynaha maamulka Khaatumo State mudane Maxamed Yusuf Jaamac Indhasheel iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa waxa ay booqasho gaaban kusoo gaareen magaalada Caabudwaaq oo ay isla maantana ka dhoofeen garoonka diyaaradaha magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud.

Wafdiga Madaxweynaha Khaatumo state Maxamed Yusuf Jaamac Indhasheel ayaa waxaa magaalada Caabudwaaq kusoo dhaweeyay kana sagootiyay gudoomiyaha Sadexda Gole ee Ahlusunna Waljamaaca Sheekh Ibraahim Sheekh Xasan Guureeye.

Madaxweyne Maxamed Yusuf Jaamac Indhasheel iyo wafdigiisa ayaa waxa ay u mahadnaqeen shacabka magaalda Caabudwaaq iyo maamuloka Ahlusunna Waljamaaca islamarkaana waxa ay Warbaahinta Allgalgaduud Media iyagoo ku sugan gudaha garoonka magaalada Caabudwaaq iyagoo kusii jeeda magaalada Muqdisho.

Halkaan Hoose Ka Dhageeyso Wareeysiga Madaxweynaha Khaatumo State mudane Maxamed Yusuf Jaamac Indhasheel iyo Gudoomiyaha Sadexda Gole ee Ahlusunna Waljamaaca Sheekh ibaahim Sheekh Xaan Guureeye.

IMG_0027

IMG_0028

IMG_0029

IMG_0034 IMG_0033 IMG_0032 IMG_0031 IMG_0024 IMG_0023 IMG_0022 IMG_0021

Bashiir Yuusuf Nadaara
Warbaahinta Allgalgaduud Media Caabudwaaq

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com