Dhageyso:Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo Al-shabaab kala wareegay degano ka mid ah Sh/dhexe

0

Jowhar(AGGM): Ciidamada Dowaladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Al-shabaab kala wareegay Deegaano hoostaga Degmada
Mahaddaay ee Gobolka Shabelaha Dhexe.

Ciidamada ayaa Qabtay ilaa iyo Dhowr deegan oo ay Al-shabaab haysteen.waxaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay sheegeen in ay soconayaan ilaa Al-shabaab Gobolka Laga Saaro.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com