Dhageyso:Al-shabaab oo Shacabka ka dalbaday in ay dagaalka la galaan

0

Qoryooley(AGGM):Horjoogaha Al-shabaab ugu magacaaban Gobolka Shabellaha Hoose Abuu Cabdala oo lahadlayey Odayaal katirsab Gobolka Shabellah Hoose ayaa ka codsaday Shacabka in la shaqeyaan.

Horjoogaha ayaa sheegay in Shacabka looga Baahan yahay in Ciidamada Dalka ku soo duulay iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ay siku si ula dagaalamaan sida uu sheegay.

Halkaan hoose ka dhageyso

Isha ku hay Allgalgaduud media

allgalgaduud@gmail.com