Dhageyso:Al-shabaab oo Laga Saarayo Gobolka Baay

0

Baydhabo(AGG):Xasan Maxamed Maankaalow oo ah guddoomiye xigeenka degmada Buur-hakaba ee gobalka Bay ayaa sheegay inay qorsheynayaan la wareegitaanka deegaanada hoostaga degmada Buur-hakaba ee gobalka oo ay ku sugan yihiin ciidanka Alshabaab.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in dhaq-dhaqaaqyo ciidan ay ka soconayaan degmada Buur-hakaba iyo deegaano kale oo kamid ah gobalka Bay, waxaana howlgalkaasi qeyb ka ah ciidanka Itoobiya oo dhowaan kamid noqday howlgalka AMISOM.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com