Dhageyso:Degmooyinka Al-shabaab laga Saaray oo Maamul loo dhisayo

0

Muqdisho(AGGM)”Xukumdda Soomaaliya ayaa sheegtay in Maamul KMG ah ay u sameenayaan Degmooyinkii dhawaan laga saaray Kooxda Al-shabaab.

Wasiirka Arimaha Gudha iyo Federaalka Soomaaliya C/laahi Goodax Bare oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Xukumadda Soomaaliya ay Qorsheyneso Dhisitaanka Maamulk KMG ah oo loo dhisayo Degmooyinkii laga Qabsaday Al-shabaab.

C/laahi Goodax Bare ayaa sheegay in Maamulkaasi ay Xukumaddu ku howlan tahay sidii loo dhisilahaa oo Dadka ay  u heli lahayeen Maamul ay dhistaan oo Dowladda Soomaaliya hoostaga.

Shalay ayey aheeyd markii Wadfi Wasiiro iyo Xildhibaanno iskugu jira oo uu hogaaminayo Wasiir Goodax ay gaareen Degmada Xudur ee Gobolka Bakool,halkaas oo Al-shabaab laga Xoreeyey.

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com